Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Lafa Guray Shirkii London.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna soo qaato hadba mowduucii markaa taagan, ayaa waxaa usbuucan lagu qaadaa-dhigay Shirkii London.