Dhageyso:Dersiga Koowaad Kitaabka Suwar Min Xayaati Taabiciin.

Waxa aynnu ku guda jirnaa Bisha Ramadaan, waxaana idaacada ka socda Kutubo iyo risaalooyin ramadaanka iyo arimo kale ka hadlaya

Kitaabka Suwar Min Xayaati Taabiciin ayaan idiin bilaabi doonnaa waxaana looga hadlayaa oo la is dul istaagayaa taabiciinta.

Kitaabkaan waxaa qoray Dr Cabdiraxmaan Raafit Baashaa oo ku dhashay Dalka Suuriya.

Sheekh Cabdul illaah oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa kitaabkaan ku sharaxaya Luqada Soomaaliga.

Qeybta Hoose Ka Dhageyso Dersiga Koowaad.

Halkan Ka Dhageyso Dersiga 1 Aad Suwar Min Xayaati Taabiciin.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.