Sawirro: Beeraleyda Shabeellaha hoose oo ku guda jira Tabcashada Beeraha.
Socdaal gaaban oo Wariyaal katirsan Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan ay ku mareen qeybo kamid ah deegaannada Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha hoose waxay kusoo arkeen barwaaqo ballaaran oo uu Alle siiyay dadka Muslimiinta.
Biyaha Roobka ayaa fadhiya wadooyinka, waxaana isbedel laga dareemayaa dhirta ka baxda hareeraha wadooyinka oo aad u cagaartay.
Beeraleyda ayaa durbaba bilaabay iney tabcaan beeraha islamarkaana ku abuuraan dalagyada kala duwan ee laga isticmaalo dalka Soomaaliya.
Hoos ka daawo Sawirro.