Tiro Askar Ameerikaan Ah Oo Lagu Dilay Weerar Fashilmay Oo Ay Kusoo Qaadeen Sh/hoose.
Tiro Askar Ameerikaan ah ayaa lagu dilay weerar fashilmay oo ay habeenkii xalay kusoo qaadeen degaanka Daaru-salaam ee gobolka Sh/hoose.
Xog rasmi ah oo aynu helnay goor dhow ayaa ku waramaysa in ciidamada Mareykanka ay waji gabax kala kulmeen weerarkii xalay.
Halka lagula dagaalamay ayaa waxaa lagu arkayay dhiigooda iyo raadad kale oo muujinaya qasaaraha soo gaaray, waxa intaa dheer in iyaga qudhooda war kasoo baxay ay ku qirteen inuu khasaare gaaray, inkastoo ay wixii gaaray oo la aaminsan yahay iney badan yihiin kusoo koobeen dhimashada hal askari iyo dhaawaca labo kale.
Dhanka kale waxaa la sugayaa in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab soo saaraan war intan ka faahfaahsan, wixii soo kordhana waan idiin soo gudbin doonnaa insha’allaah.
Allaahu akbar ,ilaahay ayaa mahada leh cadawga jabiyeyy,mujaahidiintana nasriga siiyey. .dunida muslimkana waxaan ugu baaqayna ,inay maraykanka iyo dabadhifyadood ay iska dhiciyaan ,maraykanku wuxuu adduunka ku haystaa waa barobagaando ,ee ciidankooda lugtu awood badan ma laha marka si toosa laysu wajaho ,eega fiiyatnaa ,eega somaliya 1993kii, eega immika waxa uu kala kulmay Daarasalaam somaliya .maraykan iska celiya oo ha dhaysanina dacaada raqiiska ah ee Discovreyga .