Alkataai’b oo baahisay Filim uu kasoo Muuqday Sheekh Abuu Zubayr.(Sawiro)
Filim si weyn loo sugayay islamarkaana horay loo sii baahiyay Wargalintiisa ayaa saacadihii lasoo dhaafay kasoo baxay Mu’asasada Al-kataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab.
Isdaarkaan oo qaab Documentary ah uqaabeysan ayaa looga sheekaynayaa Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr oo ahaa Amiirkii Xarakada Shabaabul Mujaahidiin kaasi oo ku dhintay duqeyn ay gaysatay Dowladda Maraykanka.





Manshalah