Alkataai’b oo baahisay Filim uu kasoo Muuqday Sheekh Abuu Zubayr.(Sawiro)

Filim si weyn  loo sugayay islamarkaana horay loo sii baahiyay Wargalintiisa ayaa saacadihii lasoo dhaafay kasoo baxay Mu’asasada Al-kataa’ib  garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab.

Isdaarkaan oo qaab Documentary ah uqaabeysan ayaa looga sheekaynayaa Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr oo ahaa Amiirkii Xarakada Shabaabul Mujaahidiin kaasi oo ku dhintay duqeyn ay gaysatay Dowladda Maraykanka.

Masiirka Sugnaanta ayaa lagu magacaabaa Filimka.
Sheekha ayaa xiran dhar madow,Cimaamad,waxaana uu wataa qori Ak47 ah.
Filimkaan ayaa Noqonaya kii ugu horeeyay ee Alkataa’ib ku baahisay Wajiga Sheekh Abuu Zubayr.

You might also like
1 Comment
  1. Sh haqa says

    Manshalah

Reply To Sh haqa
Cancel Reply

Your email address will not be published.