Daawo Sawirada:Khasaaraha Ciidamada shisheeye Shalay ku gaaray Bariire.

Waxaa la baahiyay Sawirro muujinaya Burburka gaadiidkii gaashaaman ee Ciidamada shisheeye Shalay Looga gubay deegaanka Bariire Shabeelaha Hoose halkaasi oo uu ka dhacay dagaal xooggan.

Saraakiil iyo ciidamo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo dadweyne badan ayaa la arkayay iyagoo dul jooga Gaari laga gubay Ciidamada Maraykanka iyo kuwa Amisom.

Waxaa la aaminsanyahay in khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah uu shisheeyaha kasoo gaaray gaariga laga gubay.

Xaalada goobihii lagu dagaalamay ayaa maanta dagan.waxaana maamulaya xarakada Alshabaab.

Hoos Ka Daawo Sawirada.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.