Dhageyso Barnaamijka Wax Ba Ka Baro Taariikhda Islaamka (Q-4-aad)

War-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay dhageystayaasheeda bisha Ramadaan awgeed usoo gudbineysaa barnaamij muhum ah oo ka sheekeynaya dowladihii islaamka ee soo maray caalamka, waana barnaamij faa’iidooyin badan xambaarsan.

Barnaamijka oo taxane ahaan doona ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya culimada diinta islaamka, kuwaasoo ay kaalintoodu tahay iney is dul taagaan meelaha u baahan faahfaahinta sharciga ah.

Intaa waxa dheer oo uu barnaamijku si sahlan kuu siinayaa macluumaad ay diraaseyntooda muddo badan kugu qaadan lahayd. Haddaba dhageystayaal ballanteenu waa ka faa’iideysi haboon.

Dhagayso Wax Ka Baro Taariikhda Q 4aad.

You might also like
1 Comment
  1. Salafi says

    Walal baraamijka waxkabaro tariikhda islamka waxaan idinka codsanaynaa inaad hal meel oo gaar ah uga aruurisaan websitka si ay noogu fududaato inaan wada dagsankarno
    Qaybo kamid ah ayaan waayay baraamijka sida qaybta 5aad
    Mahadsanidiin

Leave A Reply

Your email address will not be published.