Dhageyso Barnaamijka Wax Ka Baro Taariikhda Islaamka (Q-5-aad)
Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay dhageystayaasheeda bisha Ramadaan awgeed usoo gudbineysaa barnaamij muhum ah oo ka sheekeynaya dowladihii islaamka ee soo maray caalamka, waana barnaamij faa’iidooyin badan xambaarsan.
Barnaamijka oo taxane ahaan doona ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya culimada diinta islaamka, kuwaasoo ay kaalintoodu tahay iney is dul taagaan meelaha u baahan faahfaahinta sharciga ah.
Intaa waxa dheer oo uu barnaamijku si sahlan kuu siinayaa macluumaad ay diraaseyntooda muddo badan kugu qaadan lahayd. Haddaba dhageystayaal ballanteenu waa ka faa’iideysi haboon.
Masha alh band al furqaan waxan alh idinkaga Baryaa ajar inu idinka siyo tarikhda na Bart we
Fawaris baa tihin iyo
Furyaàsha magaalada
Farxad baa ku Gorton
Filashada guushe
Falaaraha carabkad
Cadawga ku canteens