Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Khilaafka Dowladaha Khaliijka.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu falanqeeyaa mawaadiicda muhiimka ah ee ugu waaweyn usbuuca iyadoo lagu marti qaado dad aqoon u leh ama soo baaray qodobka laga doodayo.

Maanta waxaa lagu lafa guray khilaafka weyn ee ka dhex aloosan dowladaha Khaliijka Carabka.

Halkan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha 09-06-2017

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.