Dhageyso:Casharada 27,28,29 iyo 30″Aad ee Kitaabka Suwar Minxayaati Taabiciin
Waxa aynnu ku guda jirnaa Bisha Ramadaan, waxaana idaacada ka socda Kutubo iyo risaalooyin ramadaanka iyo arimo kale ka hadlaya
Kitaabka Suwar Minxayaati Taabiciin ayaana ka mid ah daruusta socota,Halkaana waxaan idin kugu soo gudbinaynaa Casharada 27,28,29 iyo 30″Aad.
Sheekh Cabdul illaah oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa kitaabkaan ku sharaxaya Luqada Soomaaliga.
Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 27″Aad Suwar Minxayaati Taabiciin
Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 28″aad suwar Minxayaati taabiciin
Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 29″Aad Suwar Minxayaati Taabiciin
Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 30″Aad Suwar Minxayaati Taabiciin