Dhageyso:Dersiga 14 iyo 15″ Aad ee Kitaabka Suwar Min Xayaati Taabiciin
Waxa aynnu ku guda jirnaa Bisha Ramadaan, waxaana idaacada ka socda Kutubo iyo risaalooyin ramadaanka iyo arimo kale ka hadlaya
Kitaabka Suwar Min Xayaati Taabiciin ayaana ka mid ah daruusta socota
Sheekh Cabdul illaah oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa kitaabkaan ku sharaxaya Luqada Soomaaliga.
Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 14″Aad Suwar Minxayaati Taabiciin
Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 15″Aad Suwar Minxayaati Taabiciin