Dhageyso:Dersiga 16″Aad Kitaabka Min Akhlaaqi salaf.

Halkan Waxaannu  idiinku soo gudbinaynaa Risaalada Min Akhlaaqi Salaf ee uu qoray Dr Axmed Fariid.

Risaaladaan ayaa looga hadlayaa wax kamid ah Akhlaaqdii Salafka oo umaddu ay ubaahantahay inay daraaseyso oo ay barato,Halkan waxaan idin kugu soo Gudbinaynaa Casharka 16″Aad ee risaalada Min akhlaaqi salaf.

Kitaabka waxaa Luqada Soomaaliga ku sharaxaya Sheekh Jaamac Aadan oo kamid ah Culimada diinta islaamka.

Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 16″Aad Min Akhlaaqi Salaf

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.