Dhageyso:Dersiga 17″Aad ee Kitaabka Suwar Minxayaati Taabiciin

Waxa aynnu ku guda jirnaa Bisha Ramadaan, waxaana idaacada ka socda Kutubo iyo risaalooyin ramadaanka iyo arimo kale ka hadlaya

Kitaabka Suwar Min Xayaati Taabiciin ayaana ka mid ah daruusta socota

Sheekh Cabdul illaah oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa kitaabkaan ku sharaxaya Luqada Soomaaliga.

Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 17″Aad Suwar Minxayaati Taabiciin

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.