Dhageyso:Dersiga 18 iyo 19″Aad ee Kitaabka Suwar Minxayaati Taabiciin
Waxa aynnu ku guda jirnaa Bisha Ramadaan, waxaana idaacada ka socda Kutubo iyo risaalooyin ramadaanka iyo arimo kale ka hadlaya
Kitaabka Suwar Min Xayaati Taabiciin ayaana ka mid ah daruusta socota
Sheekh Cabdul illaah oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa kitaabkaan ku sharaxaya Luqada Soomaaliga.
Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 18″Aad Suwar Minxayaati Taabiciin
Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 19″Aaad Suwar Minxayaati Taabiciin