Dhageyso:Casharada 20,21 iyo 22″Aad ee Kitaabka Suwar Minxayaati Taabiciin

Waxa aynnu ku guda jirnaa Bisha Ramadaan, waxaana idaacada ka socda Kutubo iyo risaalooyin ramadaanka iyo arimo kale ka hadlaya

Kitaabka Suwar Min Xayaati Taabiciin ayaana ka mid ah daruusta socota,Halkaana waxaan idin kugu soo gudbinaynaa casharada 20,21 iyo 22″Aad.

Sheekh Cabdul illaah oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa kitaabkaan ku sharaxaya Luqada Soomaaliga.

Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 20″Aad Min Akhlaaqi Salaf

Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 21″Aad Min Akhlaaqi Salaf

Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 22″Aad Min Akhlaaqi Salaf

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.