Dhageyso:Dersiga 26″Aad ee Kitaabka Suwar Minxayaati Taabiciin

Waxa aynnu ku guda jirnaa Bisha Ramadaan, waxaana idaacada ka socda Kutubo iyo risaalooyin ramadaanka iyo arimo kale ka hadlaya

Kitaabka Suwar Minxayaati Taabiciin ayaana ka mid ah daruusta socota,Halkaana waxaan idin kugu soo gudbinaynaa Dersiga 26″Aad.

Sheekh Cabdul illaah oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa kitaabkaan ku sharaxaya Luqada Soomaaliga.

Halkaan Ka Dhageyso Desiga 26″Aad Suwa Minayaati Taabiciin

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.