Dhageyso:Dersiga 5″Aad Kitaabka Min Akhlaaqi salaf.
Halkan Waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Risaalada Min Akhlaaqi Salaf ee uu qoray Dr Axmed Fariid.
Risaaladaan ayaa looga hadlayaa wax kamid ah Akhlaaqdii Salafka oo umaddu ay ubaahantahay inay daraaseyso oo ay barato,dersigaana waa dersigii 5″Aad ee risaalada min akhlaaqi salaf.
Kitaabka waxaa Luqada Soomaaliga ku sharaxaya Sheekh Jaamac Aadan oo kamid ah Culimada diinta islaamka.