Dhageyso:Dersiga 5″Aad Kitaabka Suwar Min Xayaati Taabiciin.
Waxa aynnu ku guda jirnaa Bisha Ramadaan, waxaana idaacada ka socda Kutubo iyo risaalooyin ramadaanka iyo arimo kale ka hadlaya
Kitaabka Suwar Min Xayaati Taabiciin ayaana ka mid ah daruusta socota dersigaan waa kii 5’Aad
Sheekh Cabdul illaah oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa kitaabkaan ku sharaxaya Luqada Soomaaliga.
Asc wr wbrk.
Ramadaan Mubaarak walaalaha kheyrka badan waxaan idinka codsan inaad noo soo gudbisaan Qeybtii Sedexaad Kitaabka (Suwurun min Xayaati Taabiciin)
Walaalaha waxaan ka dhawraynaa Qeybtii 03 in-sha-alah.