Dhageyso:Dersiga Labaad Kitaabka Suwar Min Xayaati Taabiciin
Waxa aynu ku guda jirnaa Bisha Barakeysan ee Ramadaan, waxaana idaacada ka socda Kutubo iyo risaalooyin ramadaanka iyo arimo kale ka hadlaya.
Kitaabka Suwar Min Xayaati Taabiciin ayaana ka mid ah kututbka ka socda idaacadda waxaana idin soo gudbinaynaa inshaa allaah dersigii labaad ee kitaabka waxaana dersigaan looga hadlayaa taariikhda dahabi ah ee taabicigii weynaa Caamir Ibnu Cabdilaahi Atamiimi.
Sheekh Cabdul illaah oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa kitaabkaan ku sharaxaya Luqada Soomaaliga.
Qeybta Hoose Ka Dhageyso Dersiga Labaad.
Halkaan Ka Dhageyso Dersiga Labaad Suwar Minxayaati Taabiciin