Dhageyso:Suldaan Garyare oo Fallanqeeyay Xiisaddaha Dalalka Khaliijka.
Xili Dalalka Baxrain, Masar, Sacuudiga, Imaaraadka Carabta iyo Yemen ay xiriirkii diblomaasi u jareen dalka Qadar islamarkaana ay bilaabeen in shaqaalahooda ay kala baxaan Dalka Qadar ayaa arrimahaasi waxaa Fallanqeeyay Aqoonyahan Suldaan Maxamed Garyare oo uwaramay Idaacada Alfurqaan.
Suldaan Garyare ayaa sheegay Siyaasada ay isku hayaan dalalkaan laga soo min guuriyay Maraykanka islamarkaana loo kala tartamayo in dal waliba xeriir dhaw uu la yeesho Maraykanka.
Dalalka Xeriirka ujaray Qadar ayaa ku doodaya inay Qadar Taageerto Iiraan iyo dadka Muslimiinta dagaalamaya ee Argagaxisada Loogu yeero Bals Garyare ayaa Taasi Meesha Ka saaray.