Deg-deg: Kamiin khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Gedo.
Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar kamiin ah waxay u dhigeen kolonyo katirsan ciidamada Kenya oo ku safrayay wilaayada islaamiga ee Gedo.
Kamiinkan oo ahaa mid culus islamarkaana in muda ah rasaasta la isku shubay ayaa ka dhacay inta u dhexeysa deegaannada Faxfaxdhuun iyo tuulada Tarako ee wilaayada Islaamiga ee Gedo.
Ciidamada Mujaahidiinta waxay ku guuleysteen iney gubaan gaari nooca Beebaha loo yaqaano, iyadoona wixii saarnaa gaariga ay gebi ahaanba wada dhinteen.
Ciidamada Kenyaatiga ayaa ku jah wareeray halka ay rasaasta uga soo dhaceyso, waxaana ay fursad u heli waayeen iney bixiyaan wax jawaab ah.