Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka.
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka waa barnaamij todobaadle ah oo kabaxa warbaahinta Islaamiga ee Al-Furqaan, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka jira caalamka Islaamka.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka 07-07-2017.lite