Dhagayso: Wiil uu dhalay Amiirka Dhaalibaan oo howlgal Nafhurnimo ka fuliyay Afqaanistaan.
Dalka Afqaanistaan waxaa ka socoda howlgallo waaweyn oo ay fulinayaan ciidamada Imaarada Islaamiga, waxaana maalmihii ugu dambeeyay dhacayay howlgallo waaweyn oo lagu naafeeyay ciidamada Maraykanka iyo xulafadooda.
Tobanaan Askari oo Ameerikaan ah ayaa tan iyo Isbuucan lagu dilay gobollada kala duwan ee Afqaanistaan.
Hoos ka dhagayso Warbixin aan ku eegeyno howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka Afqaanistaan.

Halkan ka dhagayso Warbixin dagaalladii ugu dambeeyey ee dalka Afqaanistaan