Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa mowduuca ugu muhiimsan todobaadka, halka xilliyada qaar lagu soo gudbiyo mawaadiic cilmi ah si ay bulshada uga faa’iideysato.

Usbuucan waxaa lagu falanqeeyay barnaamijkii bisha ramadaan ka baxay idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan halku-dhegiisuna ahaa (wax ka baro taariikhda islaamka)

Qaar kamid ah culimada diinta islaamka oo marti ku ahaa brnaamijka ayaa is-dul-taagay waxa laga faa’iidayo taariikhda gaar ahaan maraaxishii uu barnaamijku kasoo sheekeeyay sida:- Khulafaa’u-raashidiin, Umawiyiinta, Cabaasiyiinta, Cusmaaniyiinta iyo kuwa kale.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 21-07-2017

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.