Dhageyso: Dhuuxa Wareysiyada Last updated Jul 8, 2017 355 0 Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa 08 07 2017 0 355 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail