Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Taariikhda Shariif Cabdi Nuur Iyo Sh/Cali Dheere oo …
Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu falanqeeyo mawaadiic muhim ah. Maanta waxaa lagu lafa guray Allaah ha u naxariisto’e taariikhda Sheekhii caalimka ahaa ee Shariif Cabdi Nuur oo shalay ku geeriyooday magaalada Maka Al-mukarama ee dhulka Xaramaynka.
Barnaamijka waxaa ka qeyb galay Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh/Cali dheere) Sheekh Jaamac Cabdisalaam Warsame, Sheekh Nuur Macalim Cabdiraxmaan, Aqoonyahan Maxamed Xasan iyo Qoraa Guuleed Maxamed Yaasiin Dalxa.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Diirada Jimcaha Tayo Dhexe
Halkan Ka Dhageyso Banaamijka Diiradda jimcaha Tayo Hoose