Sawirro: Beesha Abgaal oo caleema saaratay Imaam Cusub.

Beesha Abgaal oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed ee waaweyn ayaa dooratay Imaam cusub oo beesha ku hogaamiya ku dhaqanka Shareecada Islaamka.
Xaflad si aad ah loo soo agaasimey ayna kasoo qeyb galeen waxgarad,Odoyaal, Abwaanno, iyo culimada diinta Islaamka ayaa lagu qabtay magaalada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana lagu caleema saaray Imaam Maxmuud Xaaji Xaamud oo noqon doona Imaamka beesha Abgaal.
Halkan Hoose waxaad ka daawataa Sawirro cajiib ah oo laga soo qaaday Xafladda.