Sh/Nuur Baaruud oo Loo Magacaabay Xil Dhanka Ciidamada Ah Iyo Culimo Xukuntay (Dhageyso)

Madaxweynaha DF Farmaajo ayaa xaflad maalintii shalay ka dhacday dugsigii tababarka boliska ku magacaabay gudiga taakuleynta ciidamada.

Gudiga ayaa waxaa gudoomiye looga dhigay Gen. Jaamac Qaalib, halka Sheekh Nuur loo magacaabay gudoomiye ku xigeenka gudigaas.

Qaar kamid ah culimada diinta islaamka ayaa sheegay in Sheekh Nuur Baaruud uu laga billaabo maanta ku xukun yahay saraakiisha iyo ciidamada DF maadaama uu ku biiray.

Halkan Kala Deg Tayo Sare

Halkan Kala Deg Tayo Dhexe

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.