Suldaan Gar-yare oo Isdul-taagay Diraasaddii Lagu Soo Daabacay Washington Post. (Dhageyso)

Suldaan Maxamad Gar-yare oo si qoto dheer u aqriyay diraasaddii maalintii shalay lagu soo daabacay wargeyska Washinton Post ee kasoo baxa dalka Mareykanka ayaa sheegay in guul tan u wanaagsan ay tahay midda uu cadawgaagu kuu qiro.

Diraasadda oo ka hadashay hannaanka ay u shaqeyso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab sida:- horumarada dhanka ammaanka, garsoorka iyo arimo kale oo waaqici ah ayuu Suldaanku taabtay iney fashil ku tahay DF-ka iyo war-baahinada dicaaydda u fidiya reer galbeedka kuwaasoo had iyo goor ka hadla wax aaney u dhabba galin.

Halkan Ka Degso Wareysiga Suldaan Gar-yare.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.