Dhagayso: Bil Gudahood Dalka Afqaanistaan oo lagu dilay Kumanaan Askari.

Iyadoo 16 sano oo xiriir ah ciidamo kasocota dowladda Maraykanka ay duulaan diin la dirir ah ku joogaan dalka mulsimka ah ee Afqaanistaan ayaa waxaa muuqaneysa in dowladan uu lasoo gudbooonaadya jahwareer dhanka siyasadda ah oo ku aadan halka uu ku dambeynayo masiirka ciidamadeeda jooga dalka Afqaanistaan.

Donald Trump madaxweynaha qaba cudurka dhimirka ahna cunsuri muujiya cadawaada uu uqabo muslimiinta ayaa biloooyinkii ugu dambeeyey wuxuu ku jah wareersanaa waxa uu ku yaaleyo dalka Afqaanistaan oo intiisa ugu badan ay maamusho Imaarada Islaamiga ee Dhaalibaan, waxaana Trump uu kulamo iyo tashiyo badan la sameeyey saraakiisha sar sare ee ciidamada.

Sida ay sheegeyso dowladda Maraykanka waxaa hadda dalka Afqaanistaan ka jooga ciidama gaaraya 8400 oo Askari oo Ameerikaan ah, kuwaas oo howshoodu rasmiga ah tahay iney tababaraan ciidamada dabadhilifka xukuumadda kaabul, mararka qaarna ay saacidaan howlgallada milliteri, balse mudooyinkii ugu dambeeyey ciidamada Maraykanka waxaa lagu dhiig bixinayay saaxaada dagaalka Afqaanistaan, iyagoo beylah u nqoday weerarada Mujaahidiinta kadib markii ay kasoo baxeen saldhigyadii ay ku dhuumaaleysanayeen.

Halkan ka dhagayso Warbixin howlgallada Afqaanistaan iyo Madaxweynaha Donald Trump

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.