Dhageyso Dibad Baxyo Ka Billowday Qeybo Kamid Ah Kenya Iyo Odinga oo Mowqif Adag Qaatay.

Doorashada dalka Kenya ayaa maalintii labaad gashay iyadoo lagu wado in cod bixintu maanta dhamaato haddaaney isbadallo saameyn kara iman.
Natiijadii horudhaca ahayd ee shalay kasoo baxday doorashada waxaa qaadacay Rayle Odinga, waxaana maanta jira dibad baxyo ka bilowday qeybo kamid ah dalka Kenya oo lagu taageerayo Odinga. waxay ku dhawaaqayaan “KENYA NABAD KAMA DHACAYSO IYADOON ODINGA MADAXWEYNE NOQON”