Dhageyso:Diirada oo Lagu Faaqiday Bixitaanka Amisom ee Soomaaliya.

Barnaamijka Diirada Jimcaha oo ah barnaamij todobaadle ah ayaa Maanta waxaa lagu soo qaatay mowduuc la xeriira Ciidamada Amisom ee isaga baxaya Soomaaliya waxaana Barnaamijka ka qeybgalay.

1-Nabad doon Maxamed Axmed Guuleed

2-Nabad doon Cabdullaahi Faarax Kufridiid.

3-Cilmi Xuseen

4-iyo Maxamed Ibraahim Cabdiraxmaan Xiirane.

Diirada Jimcaha Bixista Amisom 04 08 2017.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.