Diirada Jimcaha oo looga hadlay Duqeymaha Maraykanka ee Soomaaliya.(Maqal+Sawiro)
Barnaamijka Diirada Jimcaha waxaa maanta lagu soo qaatay mowduuc ku aadan duqeynta diyaaradaha Maraykanka ka wadaan Soomaaliya.
Halkan Ka Dhageyso Diirada 18 08 2017.
Maraykanka ayaa habeen hore duqeyn ka gaystay dulleedka Magaalada Jilib ee Jubada dhexe.
Duqeyntaasi ayaa waxaa ku dhintay 7 ruux oo isku qoys ahaa.
Hoos ka eeg sawirada dadka la laayay.