halkaan ka dhegeyso dhuuxa wareysiyada.
qodobada caawo lagu soo qaatay barnaamijka waxaa ka mid ah aqoon yahayn si kulul uga hadlay xasuuqii dhawaan maraykanku ka geystay deegaanka bariire ee gobalka shabeelaha hoose.
jabhadda ONLF ee ka dagaalaanta dhulka soomaalida ee Itoobiya gumeysato oo ka hadashay sarkaal iyada ka tirsanaa oo dowladda federaalka ahu itoobiya u gacan gelisay.
hal abuur tiriyay gabay ku saabsan xaaladda soomaaliya
sidoo kale waxaad barnaamijka ku dhegeysa doontaan insha allaah beesha cowra male oo ugaas cusub yeelatay.