41 Askari oo Ameerikaan ah oo Bishii Dulqacda oo kaliya lagu dilay Afqaanistaan.(Inphografic)

Qoraal Inphografic ah oo  ay soo saartay Imaarada islaamiga ah ee Afqaanistaan ayay ku muujisay howlgalladii ay Mujaahidiintu ka fuliyeen dalka Afqaanistaan bishii lasoo dhaafay ee Dul-Qacda.

Howlgalladan oo ka dhacay gobollada kala duwan ee Afqaanistaan si isku mid ahna u beegsaday Shisheeyaha duulaanka ku jooga dalkaas iyo ciidamada xukuumadda taagta daran ee Kaabul ayaa gaaraya wadarta marka la isku daro 770 howlgal oo milliteri, waxaana ka dhashey khasaa’ir kala duwan.

Bishii Dulqacda oo kaliya waxaa dalka Afqaanistaan lagu dilay 41 Askari oo Maraykan ah sida ku  cad qoraalka kasoo baxay Imaarada Islaamiga ah, waxaana lagu dhaawacay 15kale oo Ameerikaan ah , halka Mujaahidiintu ay gubeen gawaari gaareysa 306 gaari, waxaana ay dhulka soo dhigeen diyaarad dagaal oo nooca Hellecopterka ah.

Marka laga hadlo khasaaraha la gaarsiiyay ciidamada Xukuumadda Kaabul bishii Dulqacda oo keliya waxay noqoneysaa dhimashada 1769 Askari, halka ay dhaawacmeen 1117 Askari.

Waxaa sidoo kale Inphocrafigan lagu soo gudbinayaa tirada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga ah uga shahiiday howlgalladaas ay fuliyeen bishii Dulqacda, kuwaas oo noqonaya 71 Shahiid ah iyo dhaawaca 104 oo Mujaahidiin ah.

Qoraalkan kasoo baxay Imaarada Islaamiga ee Afqaanistaan ee lagu soo gudbinayo khasaaraha bishii Dulqacda Maraykanka iyo xukuumadda Kaabul ku gaaray Afqaanistaan ayaa imaanaya xilli dhawaan madaxweynaha qaba cudurka dhimirka ee Maraykanka Donald Trump uu shaaca ka qaaday in ciidamadiisu ay sii joogi doonaan dalka Afqaanistaan, kuwa dheeri ahna uu u dirayo.

You might also like
4 Comments
  1. Zubeyr Warsame says

    maansaa allaah ,alle cadawga ha jabiyo mujaahidiinta guusha ha siiyo.

  2. abu fatima says

    Gaalada qurmuun iyo gaylan wee yaane
    Gob carootay waa inay kufriga gawrac daa abide
    Godob teena niman kaa qaboo ganucu way naaday
    Gumaysiga nasaarada ahee gooyey xarig Eebe
    Godka lagu cadaab yadu hadayan gaabso naga yeelin
    Saw inaan gumaad noo dillaa goosh kan ma ahaanin
    Guntaa laga unkaa xaajadaad gaar is leedahaye
    Hadii aan gafuur dibile iyo gaal cad la xanuujin
    Ama aan gabooada ridada gawac lagu jiidin
    Gunimiyo inaan dibu dhac niyo guuldaray noqone
    War gumaada gaal faasidiyo gaanuf daba taagan

  3. abu fatima says

    Gaalada qurmuun iyo Islaam gaylan wee yaane
    Gob carootay waa inay kufriga gawrac daa abide
    Godob teena niman kaa qaboo ganucu way naaday
    Gumaysiga nasaarada ahee gooyey xarig Eebe
    Godka lagu cadaab yadu hadayan gaabso naga yeelin
    Saw inaan gumaad noo dillaa goosh kan ma ahaanin
    Guntaa laga unkaa xaajadaad gaar is leedahaye
    Hadii aan gafuur dibile iyo gaal cad la xanuujin
    Ama aan gabooada ridada gawac lagu jiidin
    Gunimiyo inaan dibu dhac niyo guuldaray noqone
    War gumaada gaal faasidiyo gaanuf daba taagan

  4. […] 41 Askari oo Ameerikaan ah oo Bishii Dulqacda oo kaliya lagu dilay Afqaanistaan.(Inphografic) […]

Leave A Reply

Your email address will not be published.