Sawrro: Meydadka Askartii Uganda oo Dalkooda La Geeyay Iyo Eheladooda oo Baroortay.

War-baahinta dalka Uganda ayaa soo bandhigay sawirrada meydadka ciidamadoodii Usbuucan lagu laayay Sh/hoose oo naxash lagu sido, kuwaasoo laga dajiyay dayuurad weyn oo xamuul ah.

Saraakiil ka tirsan dalkaas ayaa garoonka diyaaradaha ee Entebbe kusoo dhaweeyay meydadka askartooda, halka dadka ehelada la ahna la fariisiyay goob ay ka milicsadaan iyagoo loo diiday in la tuso.

Sawirrada ayaa muujinaya dadka ehelada la ah askarta la laayay oo ilmeynaya, maadaama dib loogu soo celiyay wiilashoodii oo ay ka sugayeen dhaqaalaha ay ka sameeyaan gumaadka shacabka Soomaaliyeed.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.