Barnaamij Gaar Ah: 16 Sano Kadib Duullaannadii 11 September Mareykanku Maku Guuleystay Inuu Loodiyo Al-Qaacida?

Aqristayaal/dhageystayaal waxaan halkan idinku soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan duullaanadii 11 Septembar ee Mareykanka lagu qaaday iyo halka uu marayao dagaalka u dhaxeeya Mareykanka iyo Muslimiinta halgameysa, barnaamijkan oo ay ka qeyb galayaan culimo ayaanu caawa idinku badalnay Dhuuxa wareysiyada.

Halkan Ka Degso Barnaamijka 11 Septembar

You might also like
2 Comments
  1. sadam says

    Waxaan leeyahay inuu Alle oo sugi mujaahidiinta meel walbo ay aduunka Ka joogan

  2. sadam says

    wali waxaan sii jeclaani lahaa nashiidoyinka in

Leave A Reply

Your email address will not be published.