Ciidamo katirsan Shisheeyaha Oo Lagu dilay Shabeellaha hoose.

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose wuxuu xaqiijinayaa in ciidamo katirsan Shisheeyaha AMISOM ay ku dheceen weerar kamiin ah oo ay dhigee ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Ciidamada Mujaahidiinta iyo kuwa Shisheeyaha ayaa isku fara saaray deegaanka Cali Wareegow ee duleedka magaalada Marka, waxaana halkaas ka dhacay dagaal in muda ah socoday.

Ciidamada Shisheeyaha waxaa soo gaaray khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira, waxaana la hubaa dhimashada 2 Askari oo katirsan Ciidamada kamiinka loo dhigay.

Weerarkan Jidgalka ah ee lagu dilay 2 Askari oo Shisheeye ah ayaa imaanaya xilli maalintii shalay magaalada Marka ciidamada dowladda ay ku dileen haweeney shacab ah oo kamid ah dadka magaalada ku ganacsada.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.