Daawo Sawirro: Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo La ciiday Shacabka Kuunya-Barrow.
Ciidamo katirsan milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa Salaadda Ciida waxay musallaha weyn ee magaalada Kuunya Barrow kula tukteen boqollaal Ruux oo Muslimiin ah.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa ahaa kuwa aad u hubeysan, waxaana wajiyadooda laga dareemayay Farxadda Ciidda.
Sheekh Jaamac Cabdi Salaam oo kamid ah culimada diinta Islaamka ayaa Kalimad ka jeediyay barxadda Salaadda lagu tuktay.