Dhagayso: Sheekh Abuu Muscab Oo Ka hadlay Dagaalkii Buula-Guduud iyo Howlgallo kale.

Sheekh Cabdil Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo waraysi siiyay Idaacadda Andalus ee ku hadasha afka Xarakada ayaa faafaahin ka bixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee ay qaadeen ciidamada Mujaahidiinta.

Wuxuu ugu horeyn Sheekhu ka hadlay weerarkii Buula-Guduud ee aroornimadii maalintii shalay ay ciidamada  Mujaahidiintu ku laayeen ciidamo katirsan maamulka Jubbaland, wuxuuna sheegay in macluumaadkii ugu dambeeyey ee ay heleen ay sheegayaan in dhimashadu u dhexeysa 35 Askari illaa iyo 40, isagona intaa kudaray in dhaawucu intaa kabadanyahay.

Sheekh Cabdil Caziiiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidamada Mujaahidiinta wuxuu sidoo kale soo hadal qaaday oo wax laga waydiiyay howlgallo kale oo ay Mujaahidiintu fuliyeen.

Halkan ka dhagayso Wareysi Sh Abuu Muscab Oo ka hadlay Dagaalkii Buula gaduud iyo Howgallo kale.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.