Dhageyso Dhacdooyinka Dunida islaamka 02-01-1439Hijri
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka waa barnaamij todobaadle ah oo Jimcaha ka baxa Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka todobaadkan ka taagnaa dunida Muslimka.