Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 05-01-1439Hijri.
Barnaamijka Dhuuxa waxaa caawa ku baxay Wareysi Aqoonyahan Maxamed Sheekh Axmed Lagala yeeshay khasaaraha shisheeyaha iyo dowladda so gaaray sanadkii tagay ee Hijriga,C/qaadir Cali Yarow oo ka hadlay Khilaafka udhaxeeya Maamul gobaleedyada iyo Dowladda,fadliga Zakada iyo qodobo kale.