Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Go’aankii Ay DF Ka Qaadatay Qalbi Dhagax.

Diiradda jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa barnaamij lagu falanqeeyo hadba xaaladda taagan iyadoo laga qeyb galiyo dad aqoon u leh ama la socday mowduuca.

Maanta waxaa lagu lafa guray go’aankii ay golaha wasiirada ka qaateen muwaadinkii Soomaaliyeed ee ay Xabashida u dhiibeen.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.