Imaarada Islaamiga ee Afqaanistaan oo baahisay Filim Xiiso badan. (Dhagayso Warbixin)

Ragga Ragga ah waa ciwaanka Filimkan xiisaha badan ee ay soo saartay mu’assasada manbacul Jihaad oo kamid ah warbaahinta Imaarada Islaamiga ee Afqaanistaan.

Waa filim dhinacyo badan taabanaya, oo loo sameeyey qaab wanaagsan, waxaana la daawan karaa inkabadna 40 daqiiqo, wuxuu kusoo baxay Afar luuqadood oo kala ah Carabi, Ingiriis, Bashtuu iyo Faarisi.

Qeybaha hore ee filimka wuxuu soo gudbinayaa dhibaatada lagu hayo Muslimiinta Caalamka siday u dhanyihiin., wuxuuna si gaar ah usoo bandhigayaa duqeymo cadowtooyo oo diyaaradaha Maraykanku ka geysteen gobollada Helmand iyo Qunduuz ee wadanka Afqaanistaan.

Hadaba Macluumaad intan kabadan oo ku saabsan Filimka, waxaad ka heli kartaa Warbixinta hoose oo Idaacadda Al-Furqaan ay ka diyaarisay filimka.

Halkan ka dhagayso Warbixin Filimka Raga Raga ah.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.