Ciyaaro Ciida Ku Aadan oo Lagu qabtay Saakow.(Sawirro)

Fagaare ku yaala Magaalada Saakow ayaa shalay iyo maanta waxaa ka dhacay Mahrajaan islaami ah oo lagu soo bandhigay Ciyaaro xiiso leh oo ay usoo daawasho tageen Dad badan.

Ciyaarta xarig jiidka oo xaafadaha ay ku tartameen ayaa qeyb ka ahayd ciyaaraha lasoo bandhigay.

Maamulka islaamiga ah Saakow ayaa tartamada ku bixiyay hadiyado looga farxiyay xaafadaha guuleystay.

Iskuulada ku yaalla Magaalada ayaa qeyb ka ahaa Mahrajaanka iyagoo soo bandhigay Bandhig waxbarasho.

Hoos Ka Daawo Sawirada Saakow.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.