Dhagayso Xubinta Faa’iido 9.
Xubinta Faa’iido waxay qeyb ka tahay Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada ee Idaacadda Al-Furqaan.
Xalqadan sagaalaad waxaa jeedinaya Sheykh Xasaan Xuseen Aadam Abuu Salmaan, wuxuuna kaga hadlayaa Beycatul Caqabah.
Halkan ka dhagayso Xubinta Faa’iido iyo Beycatul-caqabah.lite