Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada. On Oct 17, 2017 272 0 Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho. Halkan Ka Degso Dhuuxa Wareysiyada 17-10-2017 0 272 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail