Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Shirkii Kismaayo.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta si qoto dheer loogu lafa guray shirkii ay magaalada Kismaayo todobaadkan ku yeesheen madaxda maamul goboleedyada kuwaasoo sameystay isbahaysi fasiraado kala duwan laga bixiyay.
Barnaamijka waxaa nagala qeyb galay Xildhibaan Maxamad Cumar Dhalxa, Aqoonyahan Xassan Fiyooke Cali iyo Siyasi Jaamac Xassan Khaliif.