Dhallinyaro Shaqo Udoontay DF oo Waxaan Afku Karin Lasoo Kulmay Iyo Aqoonyahan Ka Hadlay (Dhageyso)

Muddo aan fogeyn wuxuu ra’iisulwasaaraha DF-ka Xassan Cali Kheyrre ku dhawaaqay in uu shaqo siinayo kun dhallinyaro ah, waxaana soo baxday in dadkii fara ku tiriska ahaa ee ku dhiiraday arrintaas la hor dhigay shuruudo aad u fool xun.

Halkan waxaan idinku soo gudbineynaa qof shaqo u doontay DF oo arrintaasi faah-faahinaya iyo aqoonyahan is-dul taag ku sameynaya.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa horay uga digtay shaqooyinka ay ballan qaaday DF oo ujeedadoodu tahay in dhallinta lagu bah-dilo lagana dhigto sirdoon laamiyada fariista, waxaana iyadoo ay sidaasi ahayd shaqadaasi lagu xiray shuruudaha aad maqli doontaan, iyadoo uu us-dul-taag ku sameynayo aqoonyahan Soomaaliyeed.

Halkan Ka Degso Shuruudaha Ku Xidhan Shaqada DF.

You might also like
1 Comment
  1. sadam says

    koleey waxaan ula talin lahaa dhalanyarada walidiintooda ineey Ka reebtaan caruurtooda melaha caloshoot ushaqeeysta yasha hadii kale waxay lakulamaayan wax yabo dhib baan

Leave A Reply

Your email address will not be published.